Haween loo heesto in Al Shabaab yihiin oo Maxkamad lasoo taagay

Maxkamad kutaala Degaanka Milimani ee dalka Kenya ayaa lasoo taagay labo haween ah oo loo heesto in ay taageeraan dagaalyahanada Al Shabaab ee weerarada ka geesta gudaha Kenya. Haweenkan ayaa laga xiray deegaan katirsan magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi bari, waxaana la sheegay in haweenkan lagu qabtay hub guriga u yaalay sida uu sheegay dacwad … Continue reading Haween loo heesto in Al Shabaab yihiin oo Maxkamad lasoo taagay